Ciidanka amaanka gobolka Mudug, ayaa hawl gallo ay xalay ka sameeyeen qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo waxay ku soo qabteen...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee gobalada waqooyin (Somaliland), ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 2-kursi oo ka...
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, Koonfur Galbeed waxa uu shaacinayaa Jadwalka 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu...
Ciidan isugu jira boolis iyo militeri ayaa maanta la geeyey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, si ammaanka doorashada ay...
Dowladaha caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xusk 4-ta Febraayo oo ah maalinta caalamiga ah ee Kansarka Adduunka, si kor loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta magaalada Muqdisho kula la qaatay Danjiraha Dowladda UK iyo Danjire...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah layeeshay ku-xigeenka Xoghayaha Guud...
Xubno Ka tirsan Guddiga Qaran ee Abaaraha iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Dalka ayaa la kulmay Safiirka Turkiga...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in la dilay hoggaamiyihii Daacish Abu Ibrahim al-Hashimi al-Qurayshi ka dib weerar ka dhacay...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho