Hoos udhac aad uweyn ayaa laga dareemaya biyaha wabiga Shabeelle ee mara gobolka Hiiraan taasi oo sameyn kuyeelatay qeybaha bulshada...
Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaarey...
Baarlamaanka dalka Sri Lanka ayaa ra’iisul wasaarihii hore Ranil Wickramesinghe u doortay xilka madaxweynaha, ka dib doorasho manta ka dhacday...
Iyadoo wali ay sii socdaan Dagaalka ciidamada Ruushka ay ka wadaan Ukraine, ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa ciidamada Ruushka...
Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in...
Midowga Yurub ayaa dalka Azerbaijan la saxeexday heshiis isfahan hordhac ah oo lagu jibaarayo gaaska dabiiciga ah ee ay kala...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey degaannada Leego, Yaaq Bariweyne iyo Warta Madax...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada...
Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Matabaan ee Waqooyiga Gobolka Hiiraan ayaa maanta gaaray Degmada kadib safar dhulka ah oo uu kaga...
Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo...
Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho