Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qalabta qadka telefoonka kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim bin Xamad. Madaxweynaha iyo Amiirka...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka jiir oo xoojinayo taageerada loo raadinayo xubinnimada Golaha Amniga ee...
Seddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan da'in roobku deegaanka Qaradhi ee Gobolka Galgaduud oo hoosyimada degmada Cadaado, taas ayaana...
Munaasabad uu xilka kula wareegayey Agaasimaha cusub ee maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho Wasiirka...
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu hanjabay wadanka Ruushka inuu la kulmi doono ciqaab adag oo ay ku jirto in...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland lagu doortayy Saddexda kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka,...
Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa NISA ee ka howlgala deeganada Dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa bariga magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ka...
Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho