Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa Qoysas abaartu saameysay ku booqday deegaanka Xananleey oo hoostaga...
Booliska gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed Nigeria, ayaa sheegay inay xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen cunista...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo socon doona 25 sano ah oo ay...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ku doortaan guddoomiye cusub ka dib markii dhawaan...
Diyaaradda Jubba Airways ayaa maanta lagu dhejiyay taarikada Six Oscar-ka Soomaaliyeed waxaana munaasabada ka soo qeyb galay Maareeyaha Guud ee...
Ciidamada daraawiishta dowlada goboleedka Galmudug ayaa maanta Howlgalo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug...
Askari boolis ah iyo qof mudaaharaadayay ayaa lagu dilay dibadbaxyo cusub oo ka dhacay waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum. Waxayna...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ,ayaa ka dhawaajiyay in malaayiin reer Afgaanistaan ay u baahan yihiin gargaar binii’aadanimo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay kulanka wadatashiga ee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo kaashanaysa hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ku bixisay...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho