Wasiirka waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa dalka Faransiiska magaalo madaxdiisa Paris kaga qayb galay shirka Caalamiga...
Mas'uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Mudug iyo saraakiil ka socotay hay'addaha UNHCR iyo NRC ayaa Magaalada Gaalkacyo ka dhagax-dhigay mashruuca...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin...
Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee Koonfurta Gobolka Mudug Maxamed Shuuke iyo xubno maamulkiisa ka tirsan ayaa maanta kormeer loogu kuurgalayay xaaladaha...
Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta daahfuray mashruuca iskaashiga Caalamiga ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeeray xaafadda Danwadaagta ee Degmada Dhoobley halkaas oo ay ku nool...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay xafiiska ayaa kulammo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho