Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay hab-dhowraha Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha...
Taliska Booliska Maamulka Puntland sigaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaanib ah oo ah kuwa Dadka...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalayย hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha...
Taliska ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa magaalada Garbahaarey ku soo bandhigay Cabdicasiis Maxamuud Diiriye oo...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qadka fogaan aragga ah...
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen Shire (Bukhaari) ย iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Wasil...
Maxkamad ku taal bariga Ukraine oo ay maamulaan Ruushka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay nin u dhashay dalka Marooko...
Wasiirka wasaaradda beeraha dhirta iyo daaqa ee Galmudug Axmed Nuur Cusman Xaaji, xil dhibaan Cabdullahi Cumar Geese, xilshibaan Cabdi Takiye,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ผ๐๐๐ฎ๐น๐ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโadda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho