Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali iyo wafdi ay horkaceyso ayaa gaaray Deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug....
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan dowladda in la...
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 4-aad Guutada 16-aad, ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey degaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan ayaa goordhaw xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Cabdi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqalaha Dawlad Goboledka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaradda...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Ayaa kulan la...
Guddoomiye ku-xigeen labaad ee Barlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali, Ayaa soo dhaweyn kadib ka hadashay u jeedka safarka ay ku...
Kulan lagu tageerayay Madaxweynaha Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa lagu qabtay Xabsiga Dhexe ee Xamar. Kulanka oo looga...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho