Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo goordhaw shir jaraa'id...
Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya oo uu hor kacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-Aad ee Aas-Aaska Ciidanka...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la...
Guddoomiye Ku-Xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug u diray dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan Ansixinta Qaraarka...
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Cod u qaadista ka dib ku dhawaaqay Natiijada Codayn.Xildhibaan Mursal Cabdiraxmaan Guddoomiyaha...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Wasaaradaha Hirshabeelle iyo Xarunta Guddiga Shaqaalaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb galay Xuska sanad-guuradi...
Dad gaaraya 39 qof ayaa ku dhintay 70 kalena way ku dhaawacmeen dab ka kacay doon ay saarnayeen oo ku...
Muqdisho, Diseembar, 25, 2025; Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta codkeeda ka dhiibatay Seejada Xarunta...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho