Diyaarad ka kacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ku gubatay Garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa mas'uuliyiinta caafimaadka dalkiisa ku amaanay talaabada ay qadeen ee ku saabsan in carruurta da'dooda ay...
Cutubyo ka kala tirsan Ciidamada Milateriga, Booliska iyo Nabad sugida. ayaa Maanta waxaa ay siwadajir ah howlgallo qorsheysan oo Ammaanka...
Saraakiil ka tirsan kooxda Daalibaan ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Arbaca ah in Taliyihii Militariga Daalibaan ee magaalada Kabul,...
Wafdi ka socday Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shirka 16-aad ee Hey'adda horumarinta halbeegyada iyo jaangoynta waddamada ku...
Tababarkan oo ay ka qayb galayaan dad gaaraya 30-Qofood oo ka mid ah howl-wadeenada laamaha cadaalada Galmudug, ayaa lagu baranayaa...
Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda kusoo rogtay Xaalad deg deg ah, kadib Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda ayaa laga soo saaray...
Howlgalkani oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka degaano ka tirsan gobalka Gedo, gaar ahaan magaalada Garba haarreey, halkaasi oo lagu wado...
Safaaradda Mareykanka ee Dalka Ethiopia ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay digniin u jeedisay muwaadiniinteeda Dalkaasi ku nool oo...
Dhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho