Siihayaha Xilka Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cabdiraxmaan...
Xili Qaybo badan oo ka mid ah Gobalada Dalka uu ka Jiro jiilaal dheeraaday oo saamayn ku yeeshay Dad iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddiga gurmadka Abaaraha ayaa kulan la qaatay wakiillada...
Wefdi Saraakiil sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid Faqi ayaa maanta kulan la qaatey wafdi ay hoggaaminaysey Safiirada Midowga...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad ayaa gacanta ku soo dhigay seddax dhalinyaro...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka & Dib u Heshisiinta XFS Mud.Saciid Cabdullahi Calasow ayaa Maanta daahfuray Tababarka Tababarayaasha...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah:...
Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey tirinta codadka ergadii dooraneysay xildhibaanka qaadanaya kursiga HOP#095 oo caawa ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalkacyo...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho