Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Shir looga arinsanayay xoojinta iskaashiga amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada...
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa guda-galay u diyaar garowga munaasabadda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad. Guddiga...
Waxaan ugu hambalyeynayaa sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda sanad guurada 62aad ee ka soo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiinta XFS ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabada 12ka april oo ku...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa xildhibaanada Shahaadada qaatay usoo diray fariin ku aadan xiliga Dhaarinta xildhibaanada cusub ee Baarlamaaka Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga,wasiir ku-xigeenka Wasaaradda gaashaandhiga iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaashaandhiga ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Saraakiisha , Saraakiil...
Taliyaha Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Saraakiisha , Saraakiil Xigeenadda...
Guddiga Qiimeynt iyo Xaqiijinta Xarumaha Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiga Sare, ayaa booqday degmada Afgooye, si ay-u-qiimeeyaan goobaha loo asteeyay in...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho