12-ka April waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha qaran ee shacbiga Soomaaliyeed ay u dabbaaldegaan xuska maalinta ciidanka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Xildhibaam Cabduqaadir Cosoble Cali ayaa ku guulestay Doorashada Kursiga Hop#140 oo deegaan doorashadiisu ay tahay magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda 12-ka April u diray ciidanka xoogga...
Ugu yaraan 10 xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay dagaal maanta ka dhacay duleedka Degmada Diinsoor ee...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay wali wada Shahaada siinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya,iyadoo wali xarunta guddiga...
Waxaa maanta la daahfuraya qeybtii ugu horreysay oo warbaahineed oo ay ka hawlgalayaan gabdho saxafiyiin Soomaaliyeed, taasoo oo siineysa haweenka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa afur iyo casho sharaf Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay Xildhibaannada Baarlamaanka...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho