Maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa xalay dab Ku shiday guryo ku yaala deegaanka Cadalle oo hoostaga Magaalada Wisil ee Koonfurta Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee...
Soddon iyo shan maalmood ayaa ka soo wareegtay markii uu billowday dagaalka Ruushka uu ku qaaday dalka Ukraine, kaasi oo...
Guddiga Qaranka ee gurmadka Abaaraha Soomaaliya ayaa deeq Raashin gaarsiiyay deegaanno ka tirsan Galmudug, iyadoo laga qaybiyey ilaa Sideed degmo,...
Nin hubeeysan ayaa weerar ay dad ku naf wayeen ka geeystay gudaha Isra’iil, Muuqaal laga soo duubay goobta uu falka...
Madaxweyne Ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa xogta Xildhibaannada labada Aqal oo dhamaystiran ee laga soo doortay Galmudug ku...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa bilaabay booqashooyin rasmi ah oo uu ku marayo dalalka Qatar,Cuman iyo Kuwait isagoo kala...
Ciidamada kala duwan ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Doonyo laga-leeyahay dalal shisheeye oo si sharcidaro ah kaga kalluumaysanaayay...
Guddoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Banaadir ee arrimaha bulshada iyo wacyigelinta Marwo, Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta daah-furtay Bandhigga Buugaagta...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho