Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha oo deeq Raashin ah gaarsiiyay Galmudug

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha oo deeq Raashin ah gaarsiiyay Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Qaranka ee gurmadka Abaaraha Soomaaliya ayaa deeq Raashin gaarsiiyay deegaanno ka tirsan Galmudug, iyadoo laga qaybiyey ilaa Sideed degmo, kuwaa oo ay kaalmadan aqaladooda ku gaartay dad dhan 250 qoys oo danyar,  kuwaa oo isugu jira Agoon iyo dad liita oo ay abaartu saameysay.

Raashiin gaaraya 25-kg oo Bur ah, 25kg oo Sokor ah iyo 3LT oo Saliid ah ayaa la siiyey 250-kan qoys, dadk la gaarsiiyay Rashiinka ayaa ku kala sugnaa Caabudwaaq, guriceel, Dhuusamareeb, Balambal, Cadaado, Gaalkacyo, Xeraale iyo hobyo.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Gudigga qaranka ee gurmadka Abaaraha Soomaaliya, ayaa qaybinta deeqdan u wakiishey samafalayaal howshan u gutay si hufan, waxaana kaalmadan la siiyey ka mahad celiyay qoysaska la gaarsiiyey oo qaarkood warbaahinta qaranka la wadaagey duruufaha heysta iyo waxa raashinkani noloshooda ka tarayo maadaama ay fooda nagu soo heyso bisha barakeysan ee Ramadaan.

.

Previous Post

Weerarro dad lagu laayay oo ka dhacay Israa’iil

Next Post

Ciidamada Ruushka oo Duqeeyma xooggan ka geeystay magaalada Lyschansk

Next Post
Ciidamada Ruushka oo Duqeeyma xooggan ka geeystay magaalada Lyschansk

Ciidamada Ruushka oo Duqeeyma xooggan ka geeystay magaalada Lyschansk

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In