Guddoomiye Ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyiglinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta olole nadaafadeed kala...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shir looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee...
Bakhaaro ay ku jireen hub kala duwan oo ay lahayeen maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaalamo Yeman, ayaa laga maqlay qaraxyowaaweeyn,...
Wasiirka Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada iyo ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa u hanjabay dhiggiisa Ruushka, inuu ku soo rogi doona cunaqabateyn dheeri ah, iyadoo sidokale Mareykanka...
Howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka ee ka howl gallo Dagmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa u suurto gashay...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle SEIT, ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacab...
Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in ay kordhiso musharaadka iyo garaamka ay...
Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa la kulamay Safiirka Shiinaha u jooga Muqdisho Mr, Fei Shengchao....
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho