Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Abukaate Mowliid Mataan Salaad oo...
Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Bashir Muuse ( Cirro) ayaa maanta kulan la qaatay...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa...
Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntlnad oo kaashanaysa Wasaaradaha Caafimaadka iyo Caddaalada ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey shirka u...
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Kulanka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qatay Madaxda ugu sareyso...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaalle ayaa soo xiray tababar maalmahaan u socday...
Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa maanta gaaray xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso. Xubnaha Guddigan ayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socday Beesha Caalamka...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho