Mas'uuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo, ayaa sheegay, in la waayay dad ka badan 100 qof, kadib markii...
Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Mudane Axmed bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
Sarkaal sare oo ka tirsanaa Kooxda Nabadiidka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 8-aad...
Laba iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa warqad ay si wadajir ah ugu direen Guddiga socdaalka reer...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maamta Xariga ka jaray Wado laami...
Tahriibayaal isku dayay in ay ka baxsadaan goob lagu hayay oo kutaala dalka Liibiya ayaa rasaas lagu furay, waxaana ka...
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaawacmeen weerarro lagu qaaday garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada...
Dad ka Badan Boqol Qof oo isugu jira Haween, Caruur iyo Rag Dhalinyaro u badan ayaa dib u dajin loogu...
Cabdikhadar Iimaan Dhaqane iyo Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa maanta magaalada Kismaayo loogu kala doortay Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Jubbaland iyo xoghayaha guud...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan aragga uga qeybgalay kulan muhiim ah, kaasi...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho