Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mas’uuliyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta ayaa...
Wafdi ka socda Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga,...
Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed HirShabeelle ayaa Maanta Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadaa Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Duran Farah oo shalay galinkii dambe safar ku gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa...
Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona...
Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hoose waxaa malintii saddexaad shir uga socdaa Guddiyada Shaqaalaha Rayidka Heer Federaal, Heer Dowlad...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo...
Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix...
Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho