Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka, ayaa ka codsaday Congress-ka inay ansixiyaan lacag gaareysa 6.4 bilyan oo doolar, si wax...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda dalka Ukraine waxay sheegayaan in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen magaalada...
Dagaalka ka socda Ukraine ee ay wadaan ciidamada Ruushka, ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana sidokale dib u soo laabtay duqayntii...
Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka...
Sida ku xusan Qoraal ay Bogga Facebook ku daabaceen militeriga Ukraine dagaalka xooggan ayaa goor dhaw ka bilaawday deegaanka Vasylkiv...
Wadamada ku bahoobay ururka NATO ayaa bayaan ka soo saaray shir deg deg ah oo maanta ay ka yeesheen duulaanka...
Marka la eego xaaladda amni ee ka jirta dalka Ukraine, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay kula talinaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa laayey 29 xubnood oo ka tirsanaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaa Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Banaadiriga ee maanta lagu doortay Muqdisho,...
30 Qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa wadanka Ukraine ayaa laga siidaayay, sida ay Radio Muqdisho u xaqiijisay wasaaradda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho