Agaasimaha Waakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONN Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orange) ayaa maanta oo talaado ah kulan la qaatay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta casuumaad qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada Xildhibaanada Golaha Shacabka...
Maamulaha Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Gobolka Gardafuu ahna Maamulaha Cashuuraha Biriga Gobolka Eng Omar Jama Yusuf oo ay Waheliyaan Taliye Ku...
Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharixiinta u taagan tartanka kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa saakay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida loogu...
Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay...
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati, ayaa booqasho rasmi ah ku tagi doona dalka Turkiga sida ay sheegtay Agaasinka waaxda...
Guddiga Doorashada Galmudug (SEIT) oo ay wehliyaan guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal FEIT oo maanta xafiiskooda kusoo dhoweeyey, ayaa kulan...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa waxa uu caddeeyay in wadatashiga siyaasadda Qaran ee...
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland Mudane, Siciid Cusmaan Aadan oo maanta hortagay Fadhiga 4aad ee Guddiga Joogtada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...
17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho