Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Baraawe ee caasimadda Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, isagoo u kuur galay habsami u...
Maamulka degmada Dharkeenley ayaa sheegay in ay bilaabayaan wejiga labaad ee dhismaha laamiga isku xira xarunta degmada iyo Isgooska Xoosh...
Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalka laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay,sidda lagu sheegay...
Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo qoray...
Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay inay soo gaareen dagmadaasi 10 Gaari oo siday dadkii laga soo raafay...
Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Jaamac Faarax Muuse oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan lagu xoojinayay Nabadgelyada magaalada Gaalkacyo iyo Deegaannada hoos...
Cayaartooyda Degmada Shibis ayaa 38-30 uga badiyay dhigooda Degmada Dharkeenley kulan ka tirsan tartanka kubadda Gacanta degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magacaabay Gudigga Qabanqaabada Sanad Guurada 5-aad ee ka soo wareegatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho