Shirka billaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda,...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan...
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada...
Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen...
Magaalada Garoowe maanta waxaa ka furmay Shirwaynaha koowaad ee Cilmibaarista Caafimaadka Guud ee Qaranka, kaas oo ay soo qaban qaabiyeen...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha wadada isku xirta...
Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa lagu sheegay in Jean-Yves Le Drian iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock...
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana ku soo baxay doorashadaas qaar ka...
Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozdağ, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho