Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo...
Sidada laga soo xigtay Saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa doonayo in uu Masar ka joojiyo...
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed, oo ay weheliyaan xubno wasiirro ah iyo qaar ka...
Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano...
Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shaaciyay qabashada doorashada qaar kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Soomaaliya iyo Kuxigeenka Safiirka Wadanka Netherlands oo ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta kadhaxeysa Safaaradda iyo...
Inta la xaqiijiyey 6-qof ayaa ku geeriyootay ugu yaraan 3-kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo goordhow ka dhacay inta...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho rasmi ah ku tegey Xafiiska Safaaradda Sweden ee...
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa kormeeray Xarunta Laanta 3aad ee Hay'adda Socdaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah kulan labo geesood ah...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho