Tuesday, August 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo Ciidamada ku sugan Galmudug ku wareejiyay deeq iskugu jirta Raashin iyo Xoolo

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo Ciidamada ku sugan Galmudug ku wareejiyay deeq iskugu jirta Raashin iyo Xoolo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed, oo ay weheliyaan xubno wasiirro ah iyo qaar ka mid ah Bulshada rayidka ayaa ciidanka qalabka sida ee dagaalka kula jira argagixisada ku wareejiyay deeq iskugu jirta xoolo nool iyo raashin kala duwan.

Taliyaha Ururka 6-aad ee kumaandooska GorGor ayaa ka guddoomay madaxda deeqdan ay ugu talo galeen in lagu dhiira geliyo ciidamada si ay u sii laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulka Galmudug.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026

Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed oo goobta ka hadlay ayaa ugu baaqay shacabka Galmudug in ay ciidanka ku garab siiyaan sidii looga adkaan lahaa kooxda argagixisada ah ee caadeystay daadinta dhiigga shacabka muslimiinta ah.

Previous Post

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia oo xukun lagu riday

Next Post

Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu joojinaayo lacagahii uu siin jiray Milatariga Masar

Next Post
Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu joojinaayo lacagahii uu siin jiray Milatariga Masar

Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu joojinaayo lacagahii uu siin jiray Milatariga Masar

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa OCHA ee Soomaaliya

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmaya Muqdisho

August 4, 2026
0

Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Ku-xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

August 3, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika oo ka furmay Muqdisho

August 3, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In