Mas’uuliyiin ka kala socotay Akademiyadda waxbarashada Qaamuus International ee uu fadhigeedu yahay Muqdisho iyo shirkadda waxbarashada Zafar ee dalka Suudaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibedda...
Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si...
Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo safar howleed ku soo gaaray Galabta Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga...
Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulaya ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo...
Guddiga Doorashoyinka ee Puntland ayaa saaray oday dhaqameedka iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya 5ta kursi ee ugu horaysa...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan dhiirragelin iyo hambalyo,isuga jira u samaysay Ardayda Shaqaalaha ka...
Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Amniga Hirshabeelle. Shirka oo ay ka qeybgaleen...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho