Wafdi ka socday Wasaaradda Waxbarshda dawladda Federaalka Soomaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare...
Guddiga Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay Musharaxiinta buuxiyay shururuudihii looga baahna ee Musharaxnimadooda lixda Kursi ee la...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Addis Ababa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa soo gabo gabeysay Shirweynihii Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaaliya (The...
Agaasimaha Waakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONN Mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Orange) ayaa maanta oo talaado ah kulan la qaatay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta casuumaad qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada Xildhibaanada Golaha Shacabka...
Maamulaha Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Gobolka Gardafuu ahna Maamulaha Cashuuraha Biriga Gobolka Eng Omar Jama Yusuf oo ay Waheliyaan Taliye Ku...
Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwaan geliyay musharixiinta u taagan tartanka kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa saakay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida loogu...
Maxkamadda ciidamada ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa saakay xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday shabakad ku eedaysan inay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho