Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu soo bandhigayey Siyaasadda Isticmaalka Dhul-Beereedka Mas'uuliyiinta Wasaaradda Beeraha, Xubno...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Cabdi saciid Muuse Cali, iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Adisababa ee dalka...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowladda UK ee Soomaaliya Kate Foster,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar...
Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka...
Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Tanzania, ayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool kala wareegtay labo gaari oo...
Doorashada kuraasta Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Gen....
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle, ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba Kursi oo dhawaan ka dhici doonto Magaalada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho