Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo ku dhawaaqay duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta ku sugan Ciraaq iyo Suuriya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo ku dhawaaqay duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta ku sugan Ciraaq iyo Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka  Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay ku jiraan xeryo tababar iyo goobo lagu keeydiyo Rasaasta, oo ku yaalla Ciraaq iyo Waqooyiga Suuriya.

Dhammaan Diyaaradihii howlgalka ka qeyb qaatay ayaa dib ugu laabtay goobihii ay ka soo kaceen, sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga, inkastoo wasaaraddu aanay ka war bixinin khasaaraha ka dhashay howlgalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

War saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in howlgalkan dhanka circa ah lagu beegsaday maleeshiyaadka Kurdiyiinta oo saldhigyo ku leh dalka Ciraaq iyo Suuriya, kuwaas oo uu Turkigu u arko kooxo Argagixiso ah.

Dhankeeda, waaxda la dagaalanka Argagaxisada ​ Ciraaq ayaa sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Turkiga ay duqeeyeen dhowr  ay ka geeysteen dhawr goobood oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyada Kurdiyiinta ee PKK, iyaga oo tilmaamay in Weeraradaasi ay geysteen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Maleeshidaadka Kurdiyiinta.

Previous Post

RW Rooble oo hey’adaha samafalka Imaaraadka ka dalbaday inay u gurmadaan …

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay madaxda Hay’adda UNICEF

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay madaxda Hay’adda UNICEF

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay madaxda Hay’adda UNICEF

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In