Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku...
2qof ayaa ku dhimatay 8 kalane waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Garoowe gaar...
Daa’uud Cabdirashiid Xuseen oo Magaciisa Afgarashada uu yahay( Abdikaafi ) oo ka tirsan kooxda Nabadiidka Al-shabab ayaa gacanta ku soo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda...
Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa maanta ka dhacday hoolka doorashada ee xarunta Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee Afisyooni lagu doortay,Waxaana...
Shir howleedkan oo looga hadlayay xoojinta wadashaqeynta labada hay’addood, ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulan looga tashanayo waxbarashada gabdhaha, dib-u-eegista...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaan-dooska Gorgor ayaa howlgallo ay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha...
Shirka Madasha Qaran ee Beeraha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya waa madal Afartii bilba mar...
Doorashada shan kursi oo ka mid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay....
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho