Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ku sugan Degmada Caabudwaaa ayaa kulan looga hadlayay Amniga Degmada...
Qoysaskaan oo kaamam cusub ka samaynaya duleedka magaalada Xudur ayaa waxay ka soo barakaceen deegaannada Ceelgodow, Fadhigaale iyo deegaanno kale...
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga...
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka...
Afhayeen u halay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa xaqiijiyay in ay darsayaan codsi uga yimid dalka Maali oo ku aaddan...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo ay ka socoto doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, ayaa waxaa goordhow...
Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneed,...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaacisay jadawalka qabashada doorashada lix kursi oo kamid ah 14-kii kursi...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyey falkii foosha xumaa ee argagixisadu ku kaceen. “Waxaan cambaareynayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho