Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hir-shabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alla ha u...
War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay...
Sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Masar ee MENA oo soo xiganaysa ilo rasmi ah oo aan la magacaabin ayaa...
Warbixin ay bixisay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in sanadkii 2021 dhalashada dalka Sweden la siiyey 27,340 qof...
Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi...
Hal Qof ayaa ku geeriyooday 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Mudug ee Puntland Maxamed Xasan Waloore ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay Sheybaarada laga heli karo adeegyada Baaritaanka Caabuqa COVID 19. 1 January 2022...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho