Wafdigaan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada Baarlamaanka Galmudug ahna Xildhibaan Yoonis Maxamed Shaarre oo uu wehliyay Guddoomiyaha Gobolka...
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah...
Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin kale ayaa ku baaqey joojinta xiisad colaadeed oo u...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay, 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo kala duwan oo Maanta ka dhacay...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Dowladda Australia ay iska fogeysay eedeeynta...
Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay cabasho ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharaxiinta ku tartameyasa kursiga Aqalka...
Kadib muddo uu hakad ku jiray wada xaajoodkii Nukliyeerka ee bishii Abriil ee la soo dhaafay ka billowday Vienna una...
INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho