Tababarkaan oo ku saabsanaa Waxbarashada Madaniga ah iyo ka qeybgalka dadka ee nidaamka dawliga ah ayaa Waxaa si rasmi ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet...
Cutubyo ka tirsan Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo tababar ugu soo xirey...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...
Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa looga hadlay Amniga, Dhameystirka nidaamka Dimuqraadiyadda...
Madaxweynaha dalka turkiga recep tayyip erdogan ayaa shaaciyey in bisha February ee soo socota uu booqan doono wadanka boqortooyadda sacuudiga....
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta looga hadlay qodobo...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye...
Kulanka oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu taageeray qodabadii kasoo baxay shirkii Golaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho