Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad heyโaddaha...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan soo dhaweyn ah u sameysay Howl-wadeenno cusub oo ku guuleystay ka mid noqoshada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey Ergeyga gaarka...
Taliska qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ayaa maanta Barakacyaasha ku nool magaalada Baydhabo u qeybiyay Raashiin gargaar ah oo...
Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shikadda...
Waxaa maanta oo Arbaco ah ka furmaya Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, wada xaajoodyada u dhexeeya Ruushka iyo NATO, kaas...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah oo muddo ku xirnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradaan...
Deeqdaan gargaarka ah oo loogu talagalay danyarta ku nool magaalada Xudur oo ah lixtan iyo bar oo Wasaaradda Gargaarka iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka iyo Maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fahmo Axmed Nuur ayaa maanta xilka u kala wareejisay...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho