Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga...
Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, Wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid...
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab...
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, isagoo Ra’iisul wasaare...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta iyo is-dhaxgalka Bulshada Galmudug oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka...
Wasiirka Gaashaadhigga Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kula la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ahna Wakiilka joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Mudane Ilyaas Shiikh Cumar iyo wefdi uu...
Waxaa maanta Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool waxaa si rasmi ah uga billaawday indha fiiqis lacag la'aan ah oo loogu...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho