Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bukaano indho fiiqis loogu sameeyey Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Bukaano indho fiiqis loogu sameeyey Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Isbitaalka guud ee Gobolka Bakool waxaa si rasmi ah uga billaawday indha fiiqis lacag la’aan ah oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan Afar Boqol oo qof oo indha fiiqis ah,Seddex kun qof oo baritaan loo samaynayo .Waxaa iska kaashanaya Wasaaraddaa Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo hay’adda Dhakhaatiirta aan Xudduda lahayn MSF iyo Ururkaย  Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed.

Agaasimaha Isbitaalka Gobolka Bakool Aadan Nuur Maalimay ayaa dhahay โ€œWaxaan soo dhaweynayaa Cidkasto oo diyaar u ah inay bulshada u qabato adeeg Caafimaad โ€ ayaa yiri. Aadan Nuur Maalimay.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Dr. Saciid Xuseen Geedi oo ah dhaqtarka fulinaayo qaliinka ayaa ugu baaqay Bulshada ku dhaqan ย Bakool inay ka faaโ€™iideeystaan Mudada ay takhaatiirtu joogaan halkaa.Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed ee Gobolka Bakool Mustaf Maxamed Axmed ayaa Wasaaradda Caafimaadka iyo dhakhaatiirta uga mahadceliyey dar-dargelinta howlaha Caafimaad oo haatan ka socda Isbitaalka Guud ee Gobolka Bakool.

Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay โ€œWaxaa alle mahaddii eh oo aan ku faraxsanahay ย maanta in dad Masaakiin ah oo marka ay Isbitaalka imaanayeen gacanta lahayay maantana keligooda socon karaanโ€.Ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo soo dhaweeyay Qalab casri ah oo ay keentay Hayโ€™adda Valar

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar oo ka qeyb galay shirka madasha dhallinyarada Adduunka

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In