Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa galabta deegaanka Galinsoor ka daahfurtay mashruuca deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Galmudug looga hirgalinayo...
Guddigii Gurmadka Abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa bilaabay qeybinta qoondadii lacageed...
Madaxtooyada Kazakhistaan ayaa maanta oo Arbaca ah, ku dhawaaqday in Xukuumadda ay istiqaalo u gudbisay Madaxweyne dalka Kassym Gumrat Tokayev,...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa weli ka socda Xarunta...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka "Rawabi" oo ku...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cusman Obokor Dubbe, ayaa hambalyo ku Aadan Sanad guurada 58...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa...
Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo biyo la’aan ah, ka dib markii...
Waxaa maalintii labaad ka soconaya Magaalada Muqdisho shirka golaha wadatashiga Qaran oo lagu gorfeynayo dardar gelinta doorashooyinka dalka iyo daah-furnaantooda....
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho