Qalabkaan Sport's ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada goobjoog...
Waxaa maanta degmada Xamarweyne lagu qabtay barnaamij dhalinyarada looga wacyi-galinayay halista uu leeyahay isticmaalka maan-dooriyaha. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay...
Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in 10 carruur ah oo uu soo ritay cudurka Jaceecada...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay hannaanka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya...
Agaasimaha Waaxda Horumarinta Adeegyada Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray, 274 Macallin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu cambaareeyay isku daygii Afgambi...
Taliyaha Guutada Sedexaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneyl Abshir Maxamuud Shataqay oo waraysi siiyey Radio Muqdisho ayaa u sheegay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga doodayay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho