Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay Guddoomiyaha Barlamaanka ee Jamacadda Carabta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay Guddoomiyaha Barlamaanka ee Jamacadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane Caadil Bin C/raxmaan Al Casuumi oo si qurux badan ugu soo dhaweeyay xafiiskiisa.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Baarlamaanka Carabta iyo Soomaaliya sidoo kalle Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Gudoomiyaha ka codsaday in dhalinyaradda soomaaliyeed looga faa’ideeyo tababaradda iyo fursadaha shaqo ee ay bixiyaan baarlamaanka carabta.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa bogaadiyay doorka iyo waxqabadka cajiibka ah ee Baarlamaanka Carabta heerarkooda kala duwan si loo gaaro himilooyinka shacabka Carabta.

Dhanka kalle Gudoomiyaha ayaa Safiirka uga mahad celiyay wada shaqaynta waxtarka leh ee uu la yeeshay Baarlamaanka Carabta,

Tags: Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay Guddoomiyaha Barlamaanka ee Jamacadda Carabta
Previous Post

Golaha Wasiirrada oo taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxa Bangiga Dhexe oo ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee bangiyada Dalka

Next Post
Madaxa Bangiga Dhexe oo ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee bangiyada Dalka

Madaxa Bangiga Dhexe oo ka warbixiyay hannaanka lacag bixinta mideysan ee bangiyada Dalka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In