Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6-kursi oo ka mid ah golaha shacabka...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raaca rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron...
Madaxweynaha Maamul goboleedka hir-shabeelle Mudane Cali Xuseen guudlaawe ayaa sheegay inuu saxeexay miisaaniyadda maamul goboleedka ee Sanadka 2022. ” Waxaan...
Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Xukuumaddu ay la xiisaabtami doonto shakhsiyaadkii saakay soo...
Saaxiibada beesha caalamku waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda....
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray tartanka Kubadda cagta...
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka JFS,Maareeyaha Garoonka...
Ra’iisul Wasaare Rooble: Ujeeddada Farmaajo waa in carqaladeeyo doorashada dalka ka socota si uu xafiiska ugu sii joogo si sharci...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal ayaa shaaciyey in maalinka barri ah oo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho