Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Xaaji Xasan, Wasiirka Cadaaladda...
Tababarkan oo mudo 3-maalmood ah u socday 28 xubnood oo ka kala socday xarumaha caafimaadka ee degmooyinka Galmudug ayey ka...
Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xuquuqda Aadanaha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha...
Kulanka looga hadlayay xoojinta amniga iyo nabad galyada Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiinta maamulka Gobalka iyo degmada,...
Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo kaashaneysa hey'adda Save the Children ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qabatay xaflad si...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta furey kulanka wadatashiga xeerka dhismaha...
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay gaaray...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Agaasimaha Guud ee Xafiis...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโyarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho