War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu cadeeyey in dowlad goboleedkaas uu ka qeyb gelayo shirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada...
Guddiga Doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa Shaaciyay 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda. War qoraal ah oo...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa bilaabay diiwaangelinta Musharrixiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Guddiga Hirgelinta...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray Shir balaaran oo ay...
Dowlad Goboleedka Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo Ra'iisul Wasaaraha Dalka Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay...
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa xarunta guddiga doorashooyinka ku qaabilay...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku wargaliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23-December-2021...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho