Ciidamadda ammaanka gaar ahaan Ciidanka Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa xalay ka fuliyay Degmada Afgooye oo saddex Dhagar-qabe...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda...
Ugu yaraan 46 qof ayaa ku dhintay shil bas oo ka dhacay Bulgaria,sida wararku tebinayaan 12 Caruur ah ayaa ka...
Ciidamadda ammaanka gaar ahaan Ciidanka Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa xalay ka fuliyay Degmada Afgooye oo saddex Dhagar-qabe...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali Axmed Dheere ayaa maanta gaarey Degmada Guriceel oo dhawaan...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay Magaalada Baydhabo Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022...
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa hal maalin ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, waxayna is Diiwaangelinta ku...
22 Nofeembar 2021 โ Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay dadka ku guuleystay Tartanka Sanadlaha ee uu qabtay Hoyga...
Hishiiskan oo ah mid is afgarad ah oo dhex marayay jaamacadda Umadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Makerere ee dalka Uganda ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho