Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo...
Kooxaha badbaadada deg deg ah ee galbeedka Jarmalka iyo biljamka ayaa wada gurmad xoogan oo la doonayo in lagu samata...
Maxkamadda Sare ee Sishilis (Seychelles) ayaa sii daaysay Shan dhallinyaro Soomaali ah, kadib markii lagu waayay wax danbi ah oo...
Taliyaha booliska Colombiya ayaa shaaca ka qaaday magaca qof uu sheegay inuu amray dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moise. Sarkaal horay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
Xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuu kusoo idlaadey horyaalka xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee shaqada sanadian ay ku tartameen naadiyada shanta...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashooyinka ee Baarlamaanka Labada Aqal. Si waafaqsan mas'uuliyadda Guddiga...
Kulankan oo ahaa isxog waraysi ayaa waxgaradkii kulanka ka soo qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed uga warbixiyeen xaaladooda nololeed ee...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaaa ka...
Ciidamada miino-baarista Booliska iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku guulaystay in ay soo saaraan miinooyin ay argagixisadu ku wareejiyeen...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho