Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Midowga Yurub u...
Howlgalkan uu horkacayey Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Qeybta Koonfur Galbeed, ayaa ujeedkiisu ahaa xaqiijinta Amniga Magaalada...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, ayaa beeniyay warar ay warbaahinta Caalamka qaarkood baahiyeen oo ku aadanaa in laga diiday codsi...
Maxamed Cali Cabdi Isxaaq iyo Axmed Yaasiin Xaaji Gaabow, oo loo haystay in ay dadka baad kaga Qaadi jireen magaca...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qayb galay kalfadhigii 9-aad oo ku saabsan dood-wadaag xoogga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, ayaa maanta xafiiska ku qaabiley wefdi ka socda xafiiska...
Khubaro Caafimaad oo ku takhasusay cudurrada faafa ayaa sheegay in wali dadka dunida ku nool ay khatar ugu jiraan inuu...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta furay kulankii 6-aad ee...
Khilaaf weyn ayaa ka dhex bilaawday hoggaamiyeyaasha kooxda Daalibaan oo ku saabsan sida loo dhisayo dowladda cusub ee Afghanistan, sidaana...
Waxaa lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee doorashada senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ka soo gelaya HirShabeelle, waxaana Jowhar lagu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho