Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa maanta Tababar ugu soo xiray magalaada Muqdisho ku dhowaad 50 shaqaale oo ka kala socda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa maanta la wareegay Saldhiggii ugu weyna Al-shabaab ay ku lahayeen aagga degaanka Caad...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe. Madaxweynaha ayaa...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta Booqday meelaha loogu tala galay doorashooyinka inay...
Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray kulanka Diyaarinta...
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Waddada NECSOM oo isku xirta Jidka 30-ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray gooba ay dowlada hoose...
Iyada oo ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa labada dale e Itoobiya iyo Suudaan, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk,...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho