Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer...
Dowladda Jarmarka ayaa sheegatay inay kala baxeen ciidmadeedii dalka Afghanistan kaga jogay Nabad ilaalinta 20-kii sano ee la soo dhaafay....
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in...
Mareykanka ayaa soo dhoweeyay xabbad joojinta ay dowladda Itoobiya kaga dhawaaqday gobolka Tigreega, halka Jabhadda Xoreynta Tigre ay shegeen inay...
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabay dhismaha Tog Biyaha ka qaadaya magaalada si loo yareeyo dhibaatada Biyuhu gaystaan xiliyada roobabka. Toggaan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi...
Tababaradan maanta Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ay ka furtay magaalada Baydhabo ayaa ahaa kuwo laga soo qeyb galiyey dhakhaatiir caafimaadka...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay Aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta iyo...
Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada. Jadwalka...
Baarlamaanka Galmudug oo ku jira shaqa maalmeedkiisa ayaa maanta Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Galmudug waxa ay hor gaysay Sharciga...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho