Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta  iyo soo dajinta dalka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo qabatay aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta  iyo soo dajinta dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay Aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta  iyo soo dajinta.

Mas’uuliyiinta wasaaradda ganacsiga qaar kamida Wasaaradaha Xukuumada, xubno ka socday Rugta Ganacsiga  iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay furitaanka Aqoon isweedaarsigan oo u jeedkiisa  ahaa xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofta  iyo soo dajinta dalka .

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026

Barnaamijka xog-kaydiyaha Ganacsiga kaas oo ganacsatada iyo maalgashatada u fududeyn doona inay ogaadaan xogaha ganacsi ee dalka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya  mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo aqoon is-weedaarsiga furay  ayaa sheegay in barnaamijkan yahay shabakad ay ku jiraan xogaha la xariira Ganacsiga sida siyaasadaha ganacsiga, habraacyada shuruucda, dhoofinta, soo-dejinta iyo wax-is-dhaafsiga Ganacsiga kaas oo qeyb-weyn ka qaadanaya dhaq-dhaqaaqa iyo fududeynta Ganacsiga iyo horumarinta dhaqaalaha waddanka.

Barnaamijkan oo Wasaaradda uu ka taageeray Bangiga Adduunka iyo hay’adaha IFC, ayaa Agaasimaha Ganacsiga iyo Suuq-geynta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Sheekh Cabdullaahi oo isagane sharaxaya xog-keydiyaha Ganacsiga, wuxu sheegay in uu soo maray marxalado kala duwan isla-mar-ahaantaana uu si gaar ah ugu mahadcelinaayo wakiiladii kala duwanaa ee ka kala socday hay’adaha dawladda ee sida hufan uga la shaqeeyey uruurinta xogaha la xariira Ganacsiga Soomaaliya.

Barnaamijka xog-keydiyaha ganacsiga oo ay diyaarisay Wasaaradda Ganacsiga iyo warsahadaha oo kaashanayso qaar kamida Wasaaradaha dowaladda  ayaa waxaa ku jira  macluumaad badan sida Siyaasadaha ganacsiga, shuruucda dhoofinta, soo-dejinta iyo wax-is-dhaafsiga Ganacsiga kaas oo qeyb-weyn ka ah qaadanaya dhaq-dhaqaaqa iyo fududeynta Ganacsiga iyo horumarinta dhaqaalaha wadanka

Previous Post

Golaha Wadatashiga Qaranka oo soo saaray jadwalka Doorashooyinka Dalka

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo tababar la xiriira COVID-19 iyo gar gaarka deg degga ah ka furtay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo tababar la xiriira COVID-19 iyo gar gaarka deg degga ah ka furtay Baydhabo “SAWIRRO”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞  𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧𝐣𝐚𝐛𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡

September 21, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In