Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay...
Munaasabad kooban oo loogu dabaaldagayay 61 sano guuradii kasoo wareegatay markii xornamada ay qaateen Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Gobolada Waqooyi iyo...
Qof naftiis qaribe ah ayaa isku qarxiyay dad shacab ah oo ku shaahaynayay Maqaayad ku taala Degmada Shibis ee Gobalka...
Qarax ayaa ka dhacey deegaanka Awdiinle oo 28 km dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Qaraxa...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Shariif Maxamed Khaliif oo ay wehliyeen...
Kulan rasmiya oo ay maanta yeesheen guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geele Yuusuf gudoomiyaha kumeel...
Howlgal Si Wadajir ah ay uu sameeyeen Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawishta Koonfur Galbeed ayaa...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka ee ku...
Ra'iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Mudane Cabduqaadir Kaamil Maxamed ayaa bilad sharaf u xiray Nimco Xuseen Cusmaan oo ah gabar Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho