Derek Chauvin oo ka tirsanaa Booliska Mareykanka ayaa lagu xukumay 22 sannadood iyo Lix bilood oo xabsi ah, kadib markii...
Madaxda Qaranka ayaa xaruunta Madaxtooyadda dalka uga qayb galay munaasabadda xuska sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay...
Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka duulaya weyneynta xuska 26ka June ayaa labo saacadood oo dheeri...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June oo caawa si...
Xuska sanad guurada 61aad ee ka soo wareegatay marka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen gumeestihi Ingiriiska ayaa caawa si...
Xuska 61 guurada ka soo wareegtay markii Gobolada Waqooyi ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska ayaa caawa ka socoto Muqdisho...
Wafdi ka socda Dawladda Hoose ee Muqdisho oo uu hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka hawlaha guud Mudane Faarax Cabdi Diini iyo...
Dhallinyarada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa galabta isugu tagey garoonka cayaaraha, halkaa oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ka mid ah Gudiga Qabanqaabada xuska Maalmaha xoriyadda ayaa maanta...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay xerada Taliska Qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb iyo...
Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho